Hordhac
Sep 14th, 2008 by sheekogaaban
Walaalayaal Asalaama caleykum. Salaan kadib waxaan halkan kusoo bandhigi doonaa barnaamijyo maqal ah ama waxa loo yaqaano Podcast. Barnaamijyada aan halkan kusoo bandhi doono waxaan isku deyi doonaa in ay xiiso yeeshaan, iinshallaah. Dhegeysi haboon. Hoos riix si aad u dhegeysato.











